Madaxweyne Biixi oo magacaabay guddi ka shaqeynaya aaska RW hore Cumar Carte.

0
110

Madaxweynaah Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay Guddiga qabanqaabada aas qaran oo loo sameynayo ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland.

Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka kooban siddeed Xubnood.

Halka hoose ka aqriso warqadda magacabsita guddiga.