2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Manchester United ayaa booqanaysa naadiga Southampton si ay ula soo ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Southampton kulankooda galabta ee horyaalka Premier League dalka England.