{DHAGEYSO} Xildhibaan Godax oo Si adag uga So horjeestay Dhismaha Maamulka Hirshabelle

0
456

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Bare oo wareysi siiyay Holtv ayaa waxaa uu ka hadllay xaalada uu hada dalka maraayo iyo doorashada Soosocoto ee dalka ka dhaceyso.

Xildhibaan Goodax ayaa ka digay in Baarlamaanka soo socdo in uusan noqon baarllamaan Shabaab,waxana uu ku baaqay in nabad galyada iyo xasiloonida dalka la ilaaliyo.

Gabagabadii wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax ayaa si adag uga so horjeestay dhismaha Maamulka Cusub ee Hirshabelle,