Kulan ay Caawa Baadweyne ku yesheen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele iyo Gudoomiyaha Baramaanka.

0
197
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Ahmed Hagar (Dabageed) ayaa Caawa Hoyga uu ka daganyahay Magaalada baladweyne waxaa kuso booqday Gudomiyaha Barlamaanka Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa.
Kulanka caawa Baladweyne ku dhaxmaray gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa ooga arinsaday sidii Hirshabelle loo hormarin lahaa sida lagu sheegay barta xiriirka bulshada ee Madaxweyne ku xigeenka

dhinac kale wararka qaar ayaa waxa ay sheegyaan in ay ka wada hadleen sida loo xain lahaa xiisada ka taagan magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.