SAWIRRO: Sida Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Loogu Soo Dhaweyay Baladweyne.

0
276

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa Maanta soo gaaray  Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdiga Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan ayaa waxaa kamid ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo xubno kale oo Hirshabeelle ka tirsan, Garoonka diyaaraha ugaas khaliif waxaa kusoo dhaweeyey Masuuliyeen ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiran kan degmada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa sheegaya in ujeedkooda uu yahay sidii loo xalin lahaa tabashooyinkii ka dhashay doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar iyo dhismaha maamulka Hirshabeelle oo ay qabaan dadka degan Hiiraan.