Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya oo ka tacsiyeyay geerida allaha u naxariistee Ugaas Xasan.

0
177
Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeyay geerida caawa ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo fiidnimadii caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.