War qoraal ah oo ka so baxay Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in la so afjaray werarkii xalay al shabaab ay ku qaadeen xabsiga dhaxe ee Magaalada Boosaaso
Ciidanka Amniga maamulka Puntland waxay soo afjeereen intii badnayd cadowgii soo weeraray Xabsiga magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari
Ciidanka waxay gacanta ku dhigeen maxabistii ay rabeen Al-shabab iyo Daacish, inay la baxsadan, sidoo kale cadowga ummamada Soomaliyeed ee Alshabab laga dilay in kabadan 20 dagaalyano waxaana laga qabtay 4 maxaabis”. – Sidaas waxa lagu yidhi war qoraala oo ka soo baxay Ciidamada Ammaanka ee PSF.