Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo bur burka shirkii Teendhada Afisiyooni

0
109

Farmaajo sidii la filayey wuxuu diiday in ajandaha shirka lagu daro doodda la xariirta:-
1- Muddo xileedkiisa iyo kan Baarlamaanka.
2- Masuuliyada amniga dalka xilliga doorashada.
3- In Soomali ama beesha caalamka marqaati ka noqdaan wadahadalka, si loo ogaado cida gardaran.

Sidii caadadiisa ahayd Dubbe ayuu dhawaaq yiri. Bal muddo kororsiga laga celin la’yahay ha aado.