Hoogal uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo kasoda Duleedka Matabaan

0
85

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Garahaan Ciidamada Guutada shanaad qeybta 27aad ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed ee ka Howl galo Gobolka Hiiraan ayaa Howl Galo ay kula Dagaalamayaan kooxda Al-shabaab ka wado degaanada u dhexeeyo Degmooyinka Matabaan Beledweyne iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Ujeedka Howl Galada ayaa ah Xaqiijinta Amaanka degaanada u dhexeeyo Degmooyinkaaasi ku waasi oo Bilihii la soo dhaafay La sheegay in qaarkood fa dhiisomo ay ka sameysteen Al-shabaab .

Howl Galka ayaa waxa Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte osmaan Taliyaha Guutada shanaad qeybta 27aad ciidamada Xooga Dalka korneyl maxamuud xasan Ibrahim) Korneyl Baakaay ) waxana qeyb ka ah Gudoomiye kuxigeynka Amaanka Gobolka Hiiraan Axmed cismaan Abdala inji iyo saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Nabad sugida qaranka Somaliyeed.