Kiisas Cusub oo Covid 19 oo laga helay Muqdisho

0
109

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 887
o Laga Helay: 29
o Banadir: 17
o Puntland: 11
o Somaliland: 1

o Lab: 18
o Dhedig: 11
o Bogsashada: 42
o Dhimasho: 6 (Banadir:2, Puntland:2, Jubbaland:1, Somaliland:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,323
Bogsashada Guud: 7,430
Dhimashada Guud: 804