Wasiirka Amniga Hirshabelle oo kulan la qaatay Sarkiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Cadale

0
97

Wasiirka Amniga Hirshabelle Mudane Mohamed Abdirahman Kheire oo kamid ah wafdiga Madaxweynaha Hirshabelle oo maal mahaan howla shaqo ujoogo Degmada Cadale ayaa la kulmay taliyaha Ciidanka AMISOM ee ka hoolgalo Degmada Cadale iyo Deganada hoos yimaado.

Wasiirka ayaa ciidanka AMISOM ku amaanay shaqada wanagsan eey degaanka kahayaan, waxuuna kala hadlay in lasii laba jibaaro shaqada amniga maadaama masuuliyiin badan eey joogaan Magalada.