ARRIMAHA BULSHADA

Xildhibaan jeesoow Oo dawlada si kulul u eedeeyay

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa dawlada waxa uu si kulul u eedeeyay guddiga labada Aqal u qaabilsan dhameystirka doorashooyinka dalka in ay baalmareen sharciga...