Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku aadan Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada ...

More Wararka News

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada London ee dalka ...

{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo shirweyne caalami ah uga qeyb galay Abuja

Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey ...

Somaliland oo ka hadashay Sababtii loo xariga Boqor Buur-madow

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa xalay 08:00 fiidnimo waxa ay xireen Boqor Cusmaan Muxumed Maxamed (Boqor Buur-madow), kaasi oo si weyn ...

Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee Swaziland una bixiyay ...

DHAGEYSO: Warka Subaxnimo ee Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa warka Subaxnimo Ee Radio Hiiraanweyn ee Magaalada Baladweyne warka waxa soo jeedinayay Muuse muumin hagar {canagaeel} Farsamadii  Abuukar ...

DHAGEYSO: Warka Fiidnimo ee Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa warka Fiidnimo ee Radio Hiiraanweyn ee Magaalada Baladweyne warka waxa soo jeedinayay CABDI AXMED XUSEEN {CABDI ...

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Xaaladda kala guur ee AMISOM

Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga ...

Kooxo hubeysan oo Ganacsato Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

Kooxo burcad ah oo aan heybtooda la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday goob Ganacsi oo ay muwaadiniin Soomaaliyeed ku lahaayeen ...

{DAAWO SAWIRADA} Tuulo Suudaan ku Taala oo ay u dalxiis Tagaan basaasiinta Israa’iil!

Tuulada Caruus oo ku taalla saxaraha dalka Sudan ee dhacda xeebta Badda Cas ayaa noqonaysa goobta ugu wanaagsan ee aad ku ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

TOOS U DHAGEYSO HIIRAANWEYN

Like Our Fan Page

YOUTUBE.COM/WAAFIFILMS

Cayaaraha

{DHAGEYSO} Barnaamijka Ciyaaraha Ee Radio Hiranweyn Xarunteeda Magaalada Baladweyne

April, 18, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baledweyn Ee ku xiran Webkeena Www.hiiraanweyn.net ama hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna ...

Liverpool Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Mahamad Salah Oo Lala Xiriirinayo Real Madrid

April, 18, 2018
Liverpool ayaa diidi doonta inay iibiso Mohamed Salah qiimo kasta oo lasoo bandhigo xagaagam, inkastoo ay xiiseyneyso kooxda ...

Anthony Martial Oo Ku Faraxsan Ka Tagista Man Utd & Labo Koox Oo Isku Heysta Saxiixiisa

April, 18, 2018
ANTHONY MARTIAL ayaa noqday xiddigii ugu dambeeyay ee Manchester United ah ee dalbada in laga fasaxo kooxdiisa. Ciyaaryahanka garabka ...

17 Sanno Kadib Noloshii Jack Wilshere Ee Kooxda Arsenal Oo Soo Dhamaatay

April, 18, 2018
JACK WILSHERE ayaa aqbalay inuu soo gabagabeeyo 17 sanno oo uu kusugnaa kooxda Arsenal dhamaadka xili ciyaareedkaan. Ciyaaryahanka khadka ...

Maxay Tahay Sababta PSG U Dooneyso In Neymar Laga Iibiyo Manchester United

April, 18, 2018
Kooxda PSG ayaa dooneysa inay Neymar ka iibiso Manchester United marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaaga. Ciyaaryahanka reer ...

Barcelona Oo Xalay Rikoor Cusub Ka Dhigtay La Liga- Muxuuse Hiigsanayaa Tababare Valverde?

April, 18, 2018
Barcelona ayaa ka dhigay rikoor cusub horyaalka La Liga, iyadoo aan laga badin tan iyo bilowga xilli ciyaareedkan. Blaugrana ...

Wakiil Mino Raiola Oo Xiriir La Sameeyay Mid Kamid ah Kooxaha Doonaya Paul Pogba

April, 18, 2018
Wakiilka Mino Raiola ayaa usoo bandhigay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba inuu ku biiro kooxda ...

Faaqidaada kulanka Xiisaha Leh Ee Bournemouth vs Manchester United- Red Devils Oo Isha Adkeysan Karta Booskeeda Labaad

April, 18, 2018
Bournemouth ayaa soo dhaweyneysa Manchester United, iyadoo kooxda Eddie Howe ay heysato fursad weyn oo ay kusii joogto ...

Man Utd Oo Go’aan Ku Gaartay In Awooda Ugu Sarreysa Kooxda Lasiiyo Tababare Jose Mourinho

April, 18, 2018
Gudoomiyaha kooxda Manchester United ayaa ku faraxsan horumarka kooxda uu gaarsiiyay tababare Jose Mourinho. Wargeyska Telegraph ayaa sheegaya in United ay ...

Hordhaca: Real Madrid vs Athletic Bilbao- Los Blancos Oo Hami Ka Leh Booska Labaad Ee La Liga

April, 18, 2018
Real Madrid ayaa isha ku heysa inay u dagaalanto kaalmaha sarre ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan, iyadoo ...

Fred, Jorginho, Weigl Iyo Ciyaartooyda Kale Ee Manchester City Lagu Xoojinayo Xili Ciyaaareedka Cusub

April, 17, 2018
Pep Guardiola ayaa suuqa ku qarsha gareyn doona lacag dhan £ 200million xagaagan si uu u difaacdo horyaalka ...

Mourinho Oo Agaasimayaasha Man Utd Ku Amray In La Iibiyo Pogba Iyo Saddex Xiddig Kale Oo Katirsan Kooxda Koowaad

April, 17, 2018
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa u sheegay agaasimayaasha kooxdiisa inay iibiyaan Paul Pogba dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wargeyska Daily Mail ayaa ...

Wakiilka Bartilmaameedka Barcelona Christian Eriksen Oo Saxaafada La Hadlay- Miyay Kusii Jeedaan Spain?

April, 17, 2018
Wakiilka lagu magcaabo Bayram Tutum ayaa shaaca ka qaaday in Barcelona ay xiiseyneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham ...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guul ka gaaray Xulka Itoobiya.

April, 16, 2018
Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso ...

Jose Mourinho Oo Waqti Hore Ka Hadlay Xaalada Suuqa Kooxdiisa Iyo Xiddigaha Ay U baahan Yihiin

April, 16, 2018
Jose Mourinho ayaa ku adkeysanaya in Manchester United aysan wax waali ah ka sameyn doonin suuqa kala iibsiga ...

Laba Kamid Ah Ciyaartooyda Barcelona Oo Caqabad Ku Ah Qorshaha Man Utd Kula Wareegeyso Samuel Umtiti

April, 16, 2018
Daafaca kooxda Barcelona Samuel Umtiti ayaa cadaadis xoogan oo ku aadan mustaqbalkiisa aan kala cadeyn kala kulmaya qaar ...

Marco Verratti Iyo Carlo Ancelotti Oo Kawada Shaqeyn Doono Meel Aan Aheyn Kooxda PSG

April, 16, 2018
Marco Verratti ayaa sheegay in tababare Carlo Ancelotti la wareegi doono shaqada xulka qaranka Talyaaniga. Verratti wuxuu kasoo hoos ...

Madaxwayne Florentino Prez Oo Aqbalay In Modric Ka Tago Real Madrid – Yaa Qaadan Kara Arsenal & Liverpool?

April, 16, 2018
Madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa haatan ogolaaday inuu Luka Modric ka tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan. Florentino ayaa ...

Roma Oo Bayaan Kasoo Saartay Mustaqbalka Goolhayaha Qaarada Yurub Loogu Doonista Badan Yahay Ee Alisson Becker

April, 16, 2018
Madaxweynaha kooxda Roma James Pallotta ayaa sheegay in Alisson Becker uusan iib ka aheyn kooxdiisa. Alisson waxaa doonaya kooxaha ...

DEG-DEG: West Brom Oo Man City Ka Caawisay In Ay Koobka Premier League Ku Guulaysato Iyo Man United Oo Guuldaro Xanuun Badan Kula Kulantay Old Trafford

April, 15, 2018
Kooxda Manchester City ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray ku guulaysiga koobka Premier league kadib markii ay ...

Manchester United Oo Gurigeeda Lagu Garaacay Iyo Manchester City Oo Qarka U Saaran In Ay Hanato Premier League

April, 15, 2018
Kulan aad u xiiso badan ayaa ka dhacay gegida Old Trafford oo ay isku haleeleen kooxaha Manchester United ...

EPL: Kooxda Newcastle United oo guul soo laabasho ah ka gaartay Arsenal oo marti u ahayd kulan ka tirsan Premier League

April, 15, 2018
Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa ka soo laabatay gool looga hormaray waxaana ay 2-1 uga adkaatay naadiga ...

Warbixin: Chelsea oo markaan si layaab leh loola xiriirinay tababare horay ugu fashilmay Liverpool.

April, 15, 2018
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa iney si layaab leh bartilmaameed uga dhigatay tababarahii hore Liverpool Branden Rodgers kaas ...

{DHAGEYSO} Barnaamijka Ciyaaraha Ee Radio Hiranweyn Xarunteeda Magaalada Baladweyne

April, 15, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baledweyn Ee ku xiran Webkeena Www.hiiraanweyn.net ama hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna ...

Manchester City Oo Qorsheyneysa Inay Lasoo Saxiixato Kylian Mbappe

April, 15, 2018
Manchester City ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo Kylian Mbappe haddii Paris St Germain ay dooneyso inay ka fogaato ...

Xiddig Katirsan Manchester United Oo Albaabka U Furay U Dhaqaaqista Arsenal

April, 15, 2018
Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa albaabka u furay inuu u dhaqaaqo Arsenal haddii Tababare Jose Mourinho sii ...

Wakiilada Lewandowksi Oo La Ogaaday Kooxda Ay La Jecelyihiin Inuu Ku Biiro Weeraryahanka- Liverpool, City, Chelsea Mise Real Madrid?

April, 15, 2018
Xiddiga Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa u dhaqaaqi doona midkood kooxaha Premier League ee Chelsea iyo Liverpool. Wargeyska Daily Star ayaa ...

Miyuu Buffon Ka Xunyahay Hadaladii Garsoore Michael Oliver Ku Yiri Kadib Rigooradii Real Madrid?

April, 15, 2018
Kabtanka Juventus Gigi Buffon ayaa wax shalaay ah ka qabin dhaqankii todobaadkii hore uu ku sameeyay garsoorihii kulankii ...

Xaqiiqooyinka Real Madrid vs Malaga- Los Blancos Oo La Ciyaareysa Kooxda La Liga Ugu Hooseysa

April, 15, 2018
Zinedine Zidane wiilashiisa ayaa booqan doona kooxda ugu hooseysa horyaalka Spain maalmo yar ka dib markii Cristiano Ronaldo ...

Faaqidaada kulanka xiisaha leh Ee Manchester United vs West Bromwich Albion – United Oo Isha Ku Heysa Booska Labaad

April, 15, 2018
West Bromwich Albion ayaa ah kooxda ugu hooseysa Premier League waxaana ay xaqiijin doonaan inay ka hareen horyaalka ...

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Newcastle vs Arsenal – Gunners Oo Isha Ku Heysa Guushii Afaraad Oo Xiriir Ah

April, 15, 2018
Kooxda semi-finalka Europa League taagan ee Arsenal ayaa rajeyneysa inay gaarto guushii afaraad oo xiriir ah Premier League ...

LA LIGA: Barcelona oo guul ka gaartay Valencia rikoor cusubna u dhigtay taariikhda kubadda cagta Spain… + SAWIRRO

April, 14, 2018
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa 2-1 uga adkaatay naadiga Valencia oo marti u ahayd kulan ka tirsan horyaalka ...

Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey kooxaha Tottenham iyo Man City ka hor kulankooda caawa ee Premier League

April, 14, 2018
Shabakadda ciyaaraha ee Sports Mole ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester City, ka hor ...

Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Liverpool iyo Bournemouth oo la shaaciyey – Kabtan Henderson oo dib ugu soo laabtay Reds

April, 14, 2018
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Bournemouth kulanka ...

Jamaahiirta Liverpool Oo Loogu Codeeyay Taageerayaasha Ugu Fiican Premier League Ee Kulamada Minan Iyo Martiba

April, 14, 2018
Codbixin laga qaaday in ka badan afar kun taageerayaasha kooxaha heerka koowaad ee Ingariiska ayay ugu codeeyeen Liverpool ...

Liiska Xiddigaha Ku Loolami Doona Cayaaryahanka Sanadka Ee Premier League Oo La Soo Saaray

April, 14, 2018
Kevin De Bruyne and Mohamed Salah ayaa lagu wadaa in ay ku loolamaan abaalmarinta PFA Player Of The ...

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Guusha Soo Laabashada Ah Ay Gaartay Chelsea Maanta – Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka?

April, 14, 2018
Kooxda Chelsea ayaa sameysay soo laabasho cajiib ah ka dib markii labo gool oo ay uga hormartay kooxda ...

Michael Carrick Oo Daboolka Ka Qaaday Wixii Uu U Sheegay Paul Pogba Kulankii Manchester Derby Intii Lagu Maqnaa Nasashada

April, 14, 2018
Rugcadaaga Manchester United Michael Carrick ayaa daaha ka rogay wixii uu u sheegay Paul Pogba intii lagu guda ...

{DHAGEYSO} Barnaamijka Ciyaaraha Ee Radio Hiranweyn Xarunteeda Magaalada Baladweyne

April, 14, 2018
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baledweyn Ee ku xiran Webkeena Www.hiiraanweyn.net ama hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna ...

Cristiano Ronaldo oo markale la nasin doono inkastoo xidigaan jeclaan lahaa La Liga la cayaarsiiyo

April, 14, 2018
Macalin Zidane ayaa go’aansaday inuu xidigiisa Cristiano Ronaldo ka nasiyo kulanka habeen dambe Real Madrid safar kula soo cayaari ...

Olivier Giroud Oo Sharxay Sababta Go’aan Sahlan Ka Dhigtay Inuu Ka Tago Arsenal Kuna Biiro Chelsea

April, 14, 2018
Olivier Giroud ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta ka dhigtay go’aan sahlan inuu ka tago Arsenal bishii Janaayo, islamarkaana ...

Shaxda rasmiga ah kulanka Southampton Vs Chelsea kulan Conte shaxdiisa labo badal ku sameeyay

April, 14, 2018
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay shaxda ay garoonka kusoo galayaan kooxaha Southampton Vs Chelsea kulan ka tirsan Premier League. Cayaartan bilaaban ...