Sunday, March 29th, 2015
Advertisements

baladweyne-buundo

DHAGEYSO Barnaamijka Caweyska Radio Hiiraanweyn Oo Cawa Xiisa Gooni Ah leh

DHAGEYSO Barnaamijka Caweyska Radio Hiiraanweyn Oo Cawa Xiisa Gooni ah leh Waxana barnaamijka caawa si wada jir ah u so jeedinaa  Xusen Cabdi Jimcaale {DIINI}Iyo Cabdi ...

More From

Xasan shikh so dhaweyntiisa

{DAAWO SAWIRADA} Sida Dhuusamareeb Logu So Dhaweyay Madaxweyne Xasan shiikh

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa bilaabey kulamo ...
FB_IMG_1426155414475-620x330

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Djibouti

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha ...
walaal caawi  canugan yar ee xanuusanaya  (2)

Walaal Caawi Wiilkan Ee Soomaaliyeed Ee Laxanuusanayo Cudurka Maqaarka {SAWIRO NAXTINBADAN}

Waa Hooyo ka xanuunsan wiil yar cudurka Maqaarka ayaa dhib badan ku haya waxay ka timid Buula Barde ee Gobolka Hiiraan ...
MADAXWEYNE IYO CARUR

President Hassan congratulates Somali women on 8 March celebrations

On the occasion of International Women’s Day 2015, the President HE Hassan Sheikh Mohamud today recognised the contribution of Somali women ...
banaanbax

Dibadbax looga horjeedo xayiraadda xawaladaha Mareykanka oo Muqdisho ka dhacay {DAAWO SAWIRADA}

Dibad baxan maanta lagu qabtay fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururada ...
Sugulle-300x168

Nin Soomaali ah oo iskiis isaga masaafurinayay Mareykanka oo la baarayo

Warbaahinta Mareykanka ayaa shalay xaqiijiyay inuu baaritaan ku socdo nin Soomaali ah oo toddobaadkii hore lagu qabtay garoonka caalamiga ah ee ...
po;ice canada

Booliska dalka Canada ayaa baaritaan ku haya sababta ka danbeysa dilka Haweeney Soomaali ah

Booliska dalka Canada ayaa baaritaan ku haya sababta ka danbeysa dilka Haweeney Soomaali ah oo meydkeeda laga helay magaalada Toronto ee ...
sargaal amisom oo shidaal gatay

Sarkaal lagu eedeyay inuu shidaal ka xaday AMISOM oo la xukumay Iyo Wadankiisa Oo Ka ,,

La-taliyihii hore ee ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM, Col. Benson Olanya ayaa lagu xukumay lix bil oo xabsi ...
Qaxooti-laabtay-300x198

Qaxooti ka guuray Dhadhaab oo lagu soo dhaweeyay Dagmada Dhoobley Ee Soomaaliya

Qaxooti Soomaali ah oo ay tiradooda gaarayso 18 qoys oo ka yimid degmada Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa maanta dib ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

Like Us Our Fun Page

Ciyaaraha - Sports

dabo galka

{Dhageyso} Barnamijka Arimaha Dabagalka Ee Kabaxa Radio Hiranweyn Ee Magalada Beledweeyne

March, 28, 2015
Dhageyso Barnamijka Arimaha Dabagalka Ee Kabaxa Radio Hiranweyn Ee Magalada Beledweeyne Waxana Caawa Soo Jedinaya Wariyahena Cabdi Axmed Xuseen ...
Giroud-and-Ronaldo

SAWIR: Isbarbardhig Waali Ah: Olivier Giroud Ayaa Ka Fiican CR7 Waxqabadka Sanadkaan 2015

March, 25, 2015
Qaab ciyaareedka Ronaldo ee sanadkaan 2015 ayaa hoos u dhac uu ku yimid waxeyna arintaan keentay in lala ...
neil-swarbrick-manchester-city-west-brom_3280124-620x349

Garsoorihii Casaanka Siiyay Ciyaaryahan Aan Qalad Gelin Kulankii Shalay Ee Man City & West Brom Oo Raaligelin Bixiyay.

March, 22, 2015
Garsoore Neil Swarbrick ayaa raaligelin ka bixiyay inuu si qalad ah casaan ku siiyay Gareth McAuley intii ay ...
HullChelsea-579x300

Hordhac: Hull v Chelsea – Blues Oo Dooneysa Inay Soo Ceshato Hogaankeeda Lixda Dhibcood Ee Premier League.

March, 22, 2015
Chelsea waqtiyadii ugu danbeysay waxaa ka maqneyd argagixii ay ku abuuri jireen kooxaha ka soo horjeeda, laakiin hogaan ...
championkadd-14

Man City oo markale lagu reebay wareegga 16ka iyo Juventus oo 3-0 ku badisay

March, 19, 2015
Kooxda Barcelona ayaa markale garoonkeeda ku garaacday Man City iyadoo ugaga badisay 1-0 waxaan Barca goolka ay ku ...
Kulanka Adag

Hordhaca Kulanka Adag ee Udhaxeya Monaco Iyo Arsenal

March, 17, 2015
Kulanka Adag ee Caawa Monaco v Arsenal Garoonka: Stade Louis II Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Macalinka Kooxda Arsenal Arsène Wenger ...
Bayer Leverkusen iyo  Atletico Madrid

Hordhaca Kulanka Adag Ee Udhaxeya Atletico Madrid iyo Bayer Leverkusen:

March, 17, 2015
Kulanka Adag ee Kooxaha Atletico Madrid v Bayer Leverkusen Garoonka: Vincent Calderon Xiliga Ciyaarta: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Qaab ciyaareedka Club ...
Liverpol

Jordan Henderson Oo Liverpool Guul Muhiim Ah Ku Hogaamiya,

March, 17, 2015
Liverpool ayaa guul aad muhiim ugu ah kooxda Swansea City garoonkeeda kaga soo gaadhay, waxayna Reds guushan ku ...
MANOCO

{DAAWO SAWIRADA}tababarkii ugu dambeeyey kooxda Monaco ka hor kulankeeda caawa Arsenal ee Champions League

March, 17, 2015
 Kooxda kubbadda cagta Monaco ayaa ku jirta tababarkeedii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayso ciyaarta caawa lugta labaad ...
SwanLiv-620x324

Hordhac: Swansea v Liverpool – Reds Oo Dooneysa Inay Ilaashato Rikoorkeeda Guuldarro La’aanta Premier League Ee Sannadkan 2015.

March, 16, 2015
Kulanka: Swansea v Liverpool Garoonka: Liberty Stadium Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika Tan iyo markii ay guuldarro 3-0 ka soo gaartay ...
ibrahimovic-508x300

” France Uma Qalanto Kooxda PSG” – 15kii Oraah Ee Ugu Yaabka Iyo Qosolba Badnaa Ee Laga Hayo Xiddiga PSG Zlatan Ibrahimovic.

March, 16, 2015
  Zlatan Ibrahimovic ayaa xalayto weerar ku qaaday France ka dib markii ay kooxdiisa PSG guuldarro ka soo gaartay ...
rodgers1-620x349

Brendan Rodgers: Waxaan U Baahanahay 23 Dhibcood 10ka Kulan Ee Inoo Haray Si Aan U Xaqiijisano Booskeena Champions League.

March, 16, 2015
Brendan Rodgers ayaa aaminsan in Liverpool ay u baahan tahay 23 dhibcood kale si ay ugu soo baxdo ...
ronaldo

CR7 Oo Noqday Shaqsiga Ugu Taageerada Badan Facebook Isagoo Kala Wareegay Xaaska Gerard Pique Ee Shakira.

March, 15, 2015
  Cristiano Ronaldo ayaa malaha ku jira waqti adag oo waayihiisa Real Madrid ah, laakiin waxa ay u muuqataa ...
rooney feer

SAWIRO: Wayne Rooney Oo Feerka Dhulka Lala Dhigay Islamarkaana Miirdaboolmay Xilli Ay Feer Baashaal Ah Ciyaarayeen Xiddiga Stoke Phil Bradsley.

March, 15, 2015
Muuqaal ay heshay jariirada The Sun ayaa muujinaya Wayne Rooney oo dhulka madbaqiisa yaala isagoo miyirka uu ka ...
louis-van-gaal-manchester-united-news-conference_3270344-620x349

Louis Van Gaal: Waan Isaga Tagi Doonaa Manchester United Haddii Aan Waayo Kalsoonida Qolka Labiska.

March, 15, 2015
  Louis van Gaal ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga tagi doono kooxda Manchester United haddii uu dareemo inuu ...
henry_2273092al-620x412

Thierry Henry Oo Saadaaliyay Afarta Kooxood Ee Premier League Ee Champions League U Soo Bixi Doonta, Muxuuse Uga Reebay Man United?

March, 15, 2015
  Halyeeygii hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa maqaalkiisa uu maanta ku daabacay jariirada Ingariiska ee The Sun ...
messi

Daawo Muuqaal Ay Soo Bandhigtay Jariirada AS Oo Ku Eedeynaya Leo Messi Inuu Ku Dhawaaday Inuu Taageerayaal Gaari Dardarsiiyo.

March, 14, 2015
  Markii taageerayaasha Barcelona ay isagu soo uruureen banaanka kore ee xarunta tababarka Barcelona si ay saxiixyo uga helaan ...
tagerayaal

Taageerayaasha Barcelona Oo Ka Soo Horjeestay In Kooxda Ay Iibiso Lionel Messi Codbixintii Ugu Danbeysay Ee Laga Qaaday.

March, 14, 2015
  Kaliya boqolkiiba 16 taageerayaasha Barcelona ayaa soo jeediyay in la iska iibiyo Lionel Messi haddii lacag fiican lagu ...
wargeysyada aduunka

Juve Oo La Wareegeysa Falcao & PSG Oo Dooneysa Ivanovic – Wararka Suuqa Kala Iibsiga Iyo Xanta Wargeysyada Ingariiska Ee Maanta Oo Sabti Ah.

March, 14, 2015
Maalin wanaagsan akhristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, ku soo dhawaada barnaamijkeena aan kaga hadalno suuqa kala iibsiga iyo ...
Screen-Shot-2015-03-13-at-3.25.29-PM-620x420

Daawo: Da’ Yar Carbeed Oo Soo Baxaya Oo Sameeyay Ciyaar Wanaagii Ugu Fiicnaa Ee Aad Arki Kartay Xilli Ciyaareedkan.

March, 14, 2015
Waxaan dhamaanteen xusuusanaa waqtigii uu Paulo di Canio ku guuleystay abaalmarinta ciyaar wanaaga, isagoo kubada qabsaday islamarkaana diiday ...