WARARKA

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Moscow kula Kulmay Dhiggiisa Ruushka.

Sabti 31 Oct 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka...

ENGLISH

Ethiopia Replaces Imported Fuel with Natural Gas from the Somali Region.

Saturday, Oct 31, 2026 {HMC}  Further reports released by state media this evening provide details on how natural gas will be utilized during its...

VIDEO

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 30 10 2026.

Jimco 30 Oct 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeye Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII UGU...

CIYAARAHA

Madaxweynaha FIFA oo Amma amay Xulka Soomaaliya U-15.

Khamiis 29 Aktoobar 2026 {HMC} Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib...

Xulka Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 15-ka sano oo 2–1 kaga Adkaaday Sacuudiga.

Arbaco 28 Oct 2026 {HMC} Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 15-ka sano ayaa guul muhiim ah oo 2–1 ah ka gaaray ciyaar...

Xulka Soomaaliya U-17 oo kaalinta labaad ka galay tartanka CECAFA kaddib guuldarro rigoorayaal ah oo ka soo gaartay Uganda.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka Bariga iyo Bartamaha...

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee ka soo dhex muuqday kooxda Arsenal.?

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi...

Maalik Hashi oo Taariikh ka Dhigay Arsenal iyo Champions League.

Arbaco 14 Octobar 2026 {HMC} Talaado 13, October 2026 {HMC} Ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah, Maalik Hashi ayaa qayb ka ah liiska kooxda...

JOBS