Tuesday, June 6, 2023
spot_imgspot_img

100ka Ciyaartoy Ee Ku Tartamaya Abaal-marinta Xiddiga Ugu Fiican Da’yarta Ee Golden Boy Oo La Shaaciyey

Waxa si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska 100ka ciyaartoy ee ku tartami doona abaal-marinta xiddiga ugu fiican da’yarta ee la siin doono abaal-marinta Golden Boy, taas oo si joogto ah loo bixiyo sannad walba.

Wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport ayaa sannadkii 2003 bilaabay inuu bixiyo abaal-marintan oo la siiyo ciyaartoyda ay da’doodu ka hoosayso 21 jirka ee ka ciyaara qaaradda Yurub, waxaana hore usoo qaatay laacibiin badan oo ay ka mid yihiin Lionel Messi iyo Kylian Mbappe.

 

Wargeyska ayaa xalay daabacay liiska 100 ciyaartoy oo sannadkan ugu wanaagsan Yurub oo ay da’doodu tahay ama ka hoosayso 21 jir, waxaana kusoo baxay laacibiin ka kala ciyaara horyaallada waaweyn ee shanta ah ee Premier League, LaLiga, Ligue 1, Serie A iyo Bundesliga.

Halkan ka akhriso liiska xiddigaha oo dhamaystiran, si gaar ahna u calaamadso kuwa kooxdaada metelaya:

 

• Maximilian James Aarons (Norwich)

• Abel Ruiz (Braga)

• Karim-David Adeyemi (RB Salzburg)

• Yacine Adli (Bordeaux)

• Lucien Agoumé (Inter Milan)

• Marley Ake (Marseille)

• Faustino Anjorin (Chelsea)

• Ethan Ampadu (RB Leipzig)

• Angel Gomes (Manchester United)

• Adil Aouchiche (PSG)

• Benoît Badiashile (Monaco)

• Mitchel Bakker (PSG)

• Myron Boadu (AZ)

• Eduardo Camavinga (Rennes)

• Rayan Cherki (OL)

• Facundo Colidio (Sint-Truiden)

• David Colina (Hajduk Split)

• Trae Bailey Coyle (Arsenal)

• Leon Dajaku (Bayern Munich)

• Jonathan David (La Gantoise)

• Alphonso Davies (Bayern Munich)

Karamoko Dembele (Celtic)

• Sergino Dest (Ajax)

• Tiago Djalo (Lille)

• Sebastiano Esposito (Inter Milan)

• Fabio Silva (FC Porto)

• Ansu Fati (FC Barcelona)

• Phil Foden (Manchester City)

• Lyle Foster (Circles Bruges, Monaco)

• Eric Garcia (Manchester City)

• James Garner (Manchester United)

• Zeljko Gavric (Red Star Belgrade)

• Lutsharel Geertruida (Feyenoord)

Willem Geubbels (Monaco)

• Morgan Anthony Gibbs-White (Wolves)

• Bryan Salvatierra Gil (Leganés)

• Billy Gilmour (Chelsea)

• Claudio Gomes (PSV, Manchester City)

• Matias Gonçalo Ramos (Benfica)

• Lorenzo Gonzalez (St. Gallen)

• Amine Gouiri (Lyon)

• Ryan Gravenberch (Ajax)

• Mason Greenwood (Manchester United)

• Erling Braut Haland (Borussia Dortmund)

• Callum Hudson-Odoi (Chelsea)

Mohamed Amine Ihattaren (PSV)

• Curtis Jones (Liverpool)

• Ozan Muhammed Kabak (Schalke 04)

• Mamadou Kaly Sène (Juventus)

 

• Takefusa Kubo (Mallorca, Real Madrid)

• Mohammed Kudus (Nordsjaelland)

• Dejan Kulusevski (Parma, Juventus)

• Diego Lainez (Betis)

• Yasser Larouci (Liverpool)

• Kang-in Lee (Valencia FC)

• Daniel Maldini (AC Milan)

Felix Khonde Mambimbi (YB Bern)

• Antonio Marin (Dinamo Zagreb)

• Svetozar Markovic (Larisa)

• Alejandro José Méndez Marques (Juventus)

• Gabriel Martinelli (Arsenal)

• Loïc Mbe Soh (PSG)

• Juan Miranda (Schalke 04, FC Barcelona)

• Nehuén Pérez (Famalicão, Atlético de Madrid)

• Jean-Claude Junior Wa Dimbonda Ntenda (Juventus)

• Michael Obafemi (Southampton)

• Paulinho (Bayer Leverkusen)

• Strahinja Pavlovic (Partizan, AS Monaco)

• Pedro Neto (Wolves)

Eduardo Quaresma (Sporting CP)

• Rafael Camacho (Sporting CP)

• Reinier (Real Madrid)

• Giovanni Reyna (Borussia Dortmund)

• Alessio Riccardi (AS Roma)

• Rodrygo (Real Madrid)

• Ionut-Casian Rus (CFR Cluj)

• Thomas Sabitzer (LASK)

• Bukayo Saka (Arsenal)

• William Saliba (St Etienne)

• Jadon Sancho (Borussia Dortmund)

• Ryan Sessegnon (Tottenham)

• Sergio Gomez (Borussia Dortmund)

• Oliver Skipp (Tottenham)

• Mathías Soulé (Juventus)

• Yukinari Sugawara (AZ)

• Dominik Szoboszlai (RB Salzburg)

• Tomás Tavarez (Benfica)

• Tetê (Shakhtar Donetsk)

• Tiago Lopes (FC Porto)

• Sandro Tonali (Brescia)

• Ferrán Torres (Valencia FC)

Amad Diallo Traoré (Atalanta)

• Hamed Junior Traoré (Sassuolo)

• Lassina Traoré (Ajax)

• Heorhiy Tsitaishvili (Dynamo Kiev)

• Sepp van den Berg (Liverpool)

• Yari Verschaeren (Anderlecht)

• Vinicius Jr (Real Madrid)

• Dusan Vlahovic (Fiorentina)

MUQAALADA

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Qorshe ay La damacsanaayeen Lafta gareen iyo Aadan Madoobe Dagmada Baraawe oo La ogaaday

Talaado-june-06-6-2023-{HMC} Qorshe ay La damacsanaayeen Lafta gareen iyo Aadan Madoobe Dagmada Baraawe oo La ogaaday iyo dadka ka so jeedo Dagmadaas oo Casho xoogan...