{DAAWO SAWIRADA} Buundada Paris Oo La Ciir Cireeyso In Ka Badan Hal Milyan Oo Qufulka Jaceelka Ka Dib Marki…

0
652

Mamuulka magalada paris ee dalka faransiiska ayaa mamnuucay in buundada weeyn ee dalkaasi lagu si waddo qunfuladda jaceeylka ee aay ku xiraan lamanayaasha uu jilcaan jaceeylka kadib marki uu mamuulka sabaab uga dhigay in aay sa.iday tanka qufulada

Buundadaas oo lagu magacaabo pont des arts oo iyadu ah mid can ka ah dalkaasi faransiiska ayaa waxaa gabi ahaan darbiyadeeda buux dhafiayay qufulo garayaa hal milyan culeyskooduna lagu qiyasay ku dhawaad 50.tan

Buundadani ayaa waxaa sanaadkiba booqda kumanaan lamanayaal ah sii aay uu xasuustaan jeceeylkoda isla markana ay qufulo xasuus ah uu dhigaan buundada

Mamuulka casimada paris ayaa shegaya in muuqaalka qufulada tirada badan uu yahay mid fool xuun isla markana Qatar ah waxana xuusid mudan in baqtin aay ka muujiyeen in buundadaasi aay dunto sababbo laxariira culeyska qufulada

Sarakisha magalada paris ayaa lagu wada in malinta isniinta ah ee sosocota bilabaan siddi buundada aay uga sii feen lahayeen ku dhawaad hal milyan oo qufulka jaceeylka ah

Mid ka mid ah sarakisha casimada paris ayaa shegay in aay rajeynayaan in paris aay sii ahaato casimadi jaceeylka iyo xiriirka guud ahaan jaceeylka

qufullo qufullo2 qufullo4 qufullo5 qufulo3