{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada Markii Ay qabsaden Tora torow Waxa Ay Kala Kulmen

0
377
?????????????????????????

Magaalada Toora tooroow ee Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa xilligaan waxa ay tahay meel dadka ay si nabadgelyo ah ugu dhaqmayaan, wixii ka dambeeyay markii Ururka Al Shabaab laga qabsaday Magaaladaasi bilowgii Bishan June.

 

Sawiro laga soo qaaday Magaalada Toora Tooroow, ayaa waxa ay muujinayaan sida dadka Magaalada ugu dhaqmayaan oo ay u dareemayaan nabadgelyada.
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in dadka ay dareemayaan Nabadgelyo buuxda oo ku aadan sidii ay ugu ganacsan lahaayeen Magaaladaasi