{DAAWO SAWIRADA} Deeq Raashin Ah Oo Manta Lo Qeybiyay Bukanada Kujira Isbitaalka B,weyne Iyo Caruurta Agoonta Ugas Khalif

0
594

Deeqdan ay so dhiibatay dowlada cumaan aayaa iskugu jirtay bur bariis salid iyo timir waxana lagaarsiyay bukanada kujira isbitaalka baladweyne iyo caruurta aqoonta ah ee kujira xarunta aqoonta Ugaas khaliif ee magalada baladweyne

Qaar kamid ah dadkii lagarsiyay deeqdan oo lahadlay Radio Hiiraanweyn ayaa ka mahad celiyay waxana ay shegeen in ay siweyn ugu baahneyeen kalmadan

Masuliyiinta Maamulka Gobolka iyo midka dagmada baladweyne ayaa ka mahadceliyay deeqda ay manta dowlada cumaan ugu deeqday bukanada kujira isbitaalka baladweyne iyo caruurta aqoonta ee wax kabarta xarunta agoonta ee Ugaash Khaliif

Waa deeq dii ugu horeysay ee lagaarsiyo bukanada kujira isbitaalka baladweyne iyo caruurta agoonta taniyo markii ay curatay bisha barakeysan ee ramadaan

 

Cabdi Axmed Xuseen

Radio Hiranweyn baladweyne

DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (1) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (4) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (5) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (7) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (9) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (11) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (13) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (14) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (16) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (17) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (19) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (20) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (21) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (22) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (23) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (7) DEEQ RAASHIN AH OO AY QEYBISAY  DOWLADA CUMAAN  (24)