{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Amniga iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Soo Gaaray Baladweyne

0
551

Wafdigan uu hogaaminayay wasiirka amniga gudaha xukuumada soomaaliaya  Mudane Cabdi Risaaq Cumar Maxamed oo uu  kamid ahaa gudoomiyaha gobolka hiiraan  ayaa manta soo gaaray magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Wafdiga Waxa garoonka diyaaradaha Magaalada B/weyne ee ugaas khaliin kusoo dhaweeyay xubno kamida maamulka gobolka kan degmada beledweyne cutubyo katirsan  ciidamada xooga dalka kuwa amisom iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan beledweyne

Wafdiga oo hogaaminayay wasiirka amniga Qaranka soomaaliya c/risaaq cumar maxamed ayaa waxaa qeyb ka ahaa  wasiirku xigeenka wasaarada beeraha xukuumada soomaaliya gudoomiyaha gobolkah hiiraan c/fitaax xasan afrax gudoomiyhii hore ee gobolka yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed  odayaal dhaqameed iyo xildhibaano katirsan  baarlamaanka soomaaliya

Gudoomiyaha gobolka hiiraan C/fitaax xasan Afrax oo madasha Shirk aka hadlay ayaa ka mahadceliyay sida wanagsan ee loo soo dhaweeyay Wafdiga uu Hogaaminayay Wasiirka Amniga waxana uu Bogaadiyay Shirka Dib u heshiisiinta eek a socda Magaalada B/weyne.

Wasiirka amniga mudane cabdi risaaq cumar maxamed ayaa kor meeray hool uu ka socday shirka dib u heshiisiinta iyo aaya ka talinta beelaha dega gobolka hiiraan waxana wasiirku uu balan qaaday in dowlada soomaaliya ay qeyb ka qaadaneeyso shirk  ka socda beledweyne waxana uu intaa kudaray in hay,ado caalami ah aay ka qeyb qaadan doonaan socodsiinta shirka aya ka talinta beelaha dega gobolka hiiraan.

Wasiirka Amniga (10) Wasiirka Amniga (13) Wasiirka Amniga (8) Wasiirka Amniga (18) Wasiirka Amniga (19) Wasiirka Amniga (17) Wasiirka Amniga (20) Wasiirka Amniga (15) Wasiirka Amniga (16) Wasiirka Amniga (11) Wasiirka Amniga (12) Wasiirka Amniga (14) Wasiirka Amniga (26) Wasiirka Amniga (25) Wasiirka Amniga (24) Wasiirka Amniga (23) Wasiirka Amniga (21) Wasiirka Amniga (22) Wasiirka Amniga (2) Wasiirka Amniga (3) Wasiirka Amniga (5) Wasiirka Amniga (4) Wasiirka Amniga (6) Wasiirka Amniga (1)