Dhageeyso :- Tartakii Xafdaha Beledweyne Oo Maanta Kooshin Looga Adkaday

0
724

Tartan Aqoneedka Bisha Barakeysan Ee Radamadaan Oo Ay So Qaban Qaabisay Radio Hiiraanweyn oo kaashaneysa ururka Horumarinta Waxbarashada Gobolka Hiiraan {hisda}  Ayaa manta  waxaa  wada tartamay xaafadaha Buundo weyn B iyo Kooshin B Kaas oo ka socda radio hiiraan weyn ee magalada beledweyne  gobolka hiiraan

 

Kulankii  Manta ayaa waxaa u dhax maray xafadaha kooshin {B} iyo Bundo weyn {B} waxana u ku so dhamaday 12 –4 OO ay ku badisay xaafada Bundo weyn

kala soco Hiiraanweyn.net  tartanka xaafadaha magalada beledweyne maalin waliba inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan in sha allah

Birito waxaa tartami doono insha allah tartamayaasha xaafadaha buundo weyn A iyo Holwadaag A Lasoco natijada