DHAGEYSO Barnamijka Caweyska Radio Hiiraanweyn Ee Magalada Baladweyne Kaas oo aad dhageysataan Habeenka ay Jimco sii baxeyso Sabtina Soogalaayo wana barnaamij murti iyo madadaalo leh
Barnaamijka Caawa waxaa so Jeedinaa Wariyayaashena Kala ah Cabdiwali xuseen Iyo Cali Cismaan Iidoow
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN
Comments are closed.