{DHAGEYSO} Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka hadlay Arimo Xasaasi ah Kadib Markii…

0
388

{DHAGEYSO} Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane xasan sheekh maxamud oo ka hadlay Arimo ku saabsab marxaladaha uu marayo Dalka.

Mudane Xasan sheekh Madaxweynaha Dalka oo shir jaraaid ku qabtay Aqalka  madaxtoyada ayaa ka hadlay Warar maalmahan ay bulshadu hadal hayen oo ahaa in isku shaandhen lagu sameyn dona Golaha Wasiirada waxana uu ku tilmaaya waxba kama jiraan.

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya waxa kale uu ka hadlay Dib u dhiska ciidamada Dowlada iyo Hanaanka Maamul usameynta Dalka.

Halkan Hoose ka dhageyso;-