{DHAGEYSO} Suldaan Afar Iyo Toban Jir ah Oo Lagu Caleema Saaray Gobolka Nugaal

0
367

Magaalada Jaran ee Gobolka Nugaal ayaa maanta lagu caleema saaray Suldaan Maxamed Suldaan axmed  waxana Xafladii lagu caleema saaray Suldaanka ka qeyb galay Maamulka Puntland Odayaal wax garad Salaadiin  iyo bulshada qeybaheda kala Duwan.

Suldaan Maxamed Suldaan Axmed waa Afar iyo Toban jir ka dhexlaya Aabihii Saldada Suldaanimada waxana dhamaan Salaadintii halkaasi ka hadlay ay shegen in suldaan kani uu yahay Suldaan soomaaliyed waxa ayna alla Ugu baryen inuu alla u fududeyo Howsha loo igmaday.

Halkan Hoose ka Dhageyso;-