{DHAGEYSO} Wasiirka Gaashaan Dhiga”Waxa Soconaya Dhismaha Ciidamada Dowlada

0
498

Wasiirka difaaca Dowlada soomaaliya Jeneral C/qaadir sheekh Cali diini oo qeyb ka ah wafdi uu hogaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid ee ku sugan Dalka Mareykanka ayaa shegay in ay kala hadlayaan Dhisida Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Jeneral Diini Wasiirka gaashaan dhiga soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa shegay in ay jiraan ciidamo hada Tababar ugu socda Qeyba kamid Wadanka.

Halkan Hoose ka Dhageyso;-