{Dhageyso} Kusimaha Gudomiyaha G/Hiiraan:Dagaalka Defoow Waxaa Ka Danbeyo Ciidanka Liyuu Boliska

0
322

Kusimaha Gudoomiyaha Ahna Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka hiiraan Sheikh Xuseen Cismaan cali Ayaa Ku edeyay Ciidamada Liyuu Booiska in ay Ka danbeyaan dagaalka ka socdo Qeybo kamid ah Gobolka hiiraan Gar ahaan Tuulada Defoow

Shiikh Xuseen Cismaan cali Gudomiye kuxigeenka Gobolka Oo Wareysi sinayay Lannta Afka somaaliga Ee VOA da ayaa shegay in dagaalka ay kujiraan ciidamada Liyuu booliska islamarkana ay laayeen dad shacab ah oo ku sugnaa nawaaxiga tulada deefoow Kuwaas  u ubadnaa Hawen iyo Caruur

Hadalka ka sobaxay gudoomiyaha gobolka hiiraan ayaa waxaa u imanayaa xili mal mahii la so dhafay maleshiyaadka liyuu boliska iyo dadka degaanka u dagaal ku dhaxmarayay xadka ay wadagaan gobolka hiiraan iyo iyoopiya

 

shirka baladweyne oo wajigiisa labaad galay  (11)