So Dhaweynta Wafdi uu Hogaminayo Wasiirka Amniga Gudaha oo Ka Socota Beledweyne

0
346

Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa manta ka socdo qaban qaabo ku aadan imaasha wafdi balaaran oow hogoominayo wasiirka amniga qaranka xukumada somaliya  oo kusoo wajahan magaalada baladweyne  ee xarunta gobolka hiiraan

Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxa laga dareemaya good ahaan magaalada baladweyne iyadoona magaalada lagu argayo boqolaal dad weyne ah oo ka qeyn qaadanayo soo dhaweynta wasiirka amniga  oo saacadaha soo socdo ku soo wajahan magaalada beledweyne

Amaanka magaalada ayaa aad loo ad keeyey waxaana wadooyenka muhiinka ah ee magaalada  soo gala iyo kuwa ka baxa la dhigay  ciidamo is kugu jiro boolis iyo militere  kuwaasi oo baaritaano kala duwan sameynayo

Wixii warar ah ee kusoo gordho wafdiga wasiirka amniga waxaad ku dhageysan doon warar keena danbe