War’Deg Deg ah Madaxweyne Cumar Xasan Al.Bashiir Oo Dib Ugu Laabtay Dalkiisa Kadib Markii…

0
429

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir oo ka qeyb galay Shirka Hogaamiyaasha Madaxda Afrika ee ka dhacay Magaalada Johannesburg ee Dalka Koofur Afrika ayaa dib ugu laabtay Dalkiisa.

Wasiirka Warfaafinta Suudaan ayaa Xaqiijiyay Wararka sheegaya in Cumar Xasan Al-Bashiir uu ku laabtay Wadanka Suudaan.

Maxkamadda Sarre ee Wadanka Koofur Afrka ayaa Amartay in Cumar Al-Bashriir uusan dalka ka bixi karin islamarkaana la xiri doono.

Maxkamadda Danbiyada Dagaalka ee Hegue ee Marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano I C C ayaa doon dooneysa General Al-Bashiir oo ay sheegtay in uu Danbiyo ka geeystay Gobolka Daafuur ee Wadanka Suudaan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu wali Muran ka jiro qaabka uu Wadanka Koofur Afrika  uga baxay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir,