{DAAWO SAWIRADA} Hotel Caalami ah Oo Manta Laga Furay Magalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan

0
568
DCIM239MEDIA

Hotelkan manta laga furay Magalada Baladweyne  ayaa wax lagu magacabaa Daarusalaan Hotel wana Hoteel u dhisan  qaab casri

Munasabadii lagu furayay hotelka ayaa waxaa ka qeyb galay Qeybaha bulshada baladweyne  waxana ay si Wada jir ah u so dhaweyay  dhamaan dadkii ka qeyb galay  Munasabada Furitaanka

Dadka Lagu Casuumay Furitaanka Hotelkan casriga ah waxaa Kamid ah Maamulaha Guud Ee Shabakada Warbaahinta Hiiraanweyn ee  B/weyne  Mudane Maxamed Cismaan Makaran

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 FILE0082 FILE0087 FILE0092 FILE0101 FILE0121 FILE0124 FILE0127 FILE0131 FILE0155