{DAAWO SAWIRADA} Kenya oo soo bandhigtay Wajiyada iyo Magacyo rag ka tirsan Al-shabaab

0
310

Xukuumada dalka Kenya ayaa soo bandhigtay magacyada iyo waji ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-shabaab oo iyagu damacsan in ay dhiig badan ku daadiyaan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Xukuumada waxa ay sheegtay in ragii ka baxsaday weerarkii Lamu lagu qaaday ay hada ku dhuumaalaysanayaan dalkaasi waxana ay maleegayaan weeraro weyn ay ka fuliyaan Kenya.

Weerarkii ugu xumaa ee sanadahaan soo mara Kenya waxa uu ahaa midkii dhacay horaantii sanadkaan bishii April markii ay weerar ku qaadeen Al-shabaab Jaamacada Garisa oo ay ku dhinteen 148-qof oo ay arday u badnaayeen.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WAJIYADA IYO MAGACYADA RAGA LASOO BANDHIGAY

abdalla_suleiman_maktum al ibrahim_magag omar Rama_mbwana_mbega salim_jamal_mwangi