{DAAWO SAWIRADA} Markii Ugu Horeysay Aduunka Ayaa Japan oo soo saaray dhar qaboojiyaal ay ku xiran yihiin

0
367

Dalka Japan ayaa soo saaray Jaakado loogu talo galay in la isticmalo xiliyada kuleelka kuwaasi oo gudaha ku leh qaboojiyaal.

Shirkad lagu magacaabo Kuchofuku ayaa soo saartay Jaakado ay dhinacyada kaga xiran yihiin marwaxado qabaw soo tuuraya.

Shirkadda ayaa ugu horayn dharkani ku tijaabisay shaqaalaha xafiisyadeeda waxaana soo baxay macluumaad sheegaya in marka Jaakada la xirto uu ka qabaw badan yahay marka uu qofku xirto dharka khafiifka ah.

Dharkaani ayaa qiimahooda kor u kacay kadib markii qabawgooda la ogaaday waxaana haatan qiimahoodu marayaa in ku dhaw $140.

598d3210f8c0e75848665e3d5093f491 AirConditioned-Cooling-Pants ja1 ja2 ja3 kuchofuku2 kuchofuku-air-conditioned-beekeeper-suit-3