{DAAWO SAWIRADA} Munaasabada 1-da Luulyo oo Muqdisho si weyn looga xusay

0
373
Dadweyne kala duwan iyo masuuliyiin ayaa xalay isugu tagay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho, halkaasi oo lagu qabtay munaasabada 1-da luulyo.
Hablo ku soo labistay calanka Somalia oo aad u qurux badan, masuuliyiin iyo marti sharaf kale ayaa ka dhex-muuqday munaasabada loogu dabaaldagaayay markii Koonfurta Somalia ay ka xuroowday gumeystihii Talyaaniga iyo Israacii Waqooyi iyo Koonfur oo ay kasoo wareegatay 55-sano.