War Deg Deg Ah Dabaaldagyo Waa weyn oo ka bilowday Cadaado iyo Rasaas Xoogan oo kor loo ridayo

0
341

Waxaa Goordhaw Magaalada Cadaado ka bilowday Dabaaldagyo waa weyn oo lagu soo dhaweenayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmdug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed.

Rasaas xoogan oo dabaaldag ah ayaa xiligaan laga maqlayaa Magaalada Cadaado iyo Deegaano kale, waxaana rasaasta kor u ridaya taageerayaasha madxaweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug,

Waxaa sidoo kale Gobolo iyo Deeganao kale oo Dalka katirsan la filayaa in ay ka dhacaan dabaaldagyo lagu soo dhaweenayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmdug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed.

Mudane Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka ayaa horey oo saadaalinayay in uu ku guuleesan doono Doorashada Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhaxe ee Galmudug State;

 

cadaado