War Deg Deg ah Tirinta Codadka oo soo dhamaatay iyo Musharixiinta Guuleed iyo Fiqi oo ku horeeya Codadka

0
343

Waxaa Goordhaw soo dhamaatay tirinta Codadka ay dhiibteen Xildhibaanaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug , waxaana la filayaa in Guddiga qaban qaabada Doorashada ay goordhaw ku dhawaaqaan Natiijada .

Radio Hiranweyn ayaa si hor dhac ah u heshay Natiijada Codadka ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug wareega koowaad , waxaana ku horeeya Codadka ilaa hada la dhiibtay labada musharax Musharax C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Macalin Fiqi oo helay mid 29-cod

Musharixiinta ayaana Codaaka u kala helay sida tan

1-C/kariin Xuseen Guuleed 29
2- Axmed Macalin Fiqi 29 cod
3- Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan 12-cod
4-Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) 6-cod
5-Maxamed Cilmi Afrax Mideeye 10-cod
6-Xasan Maxamed Nuur Qalaad,3-cod