{DAAWO MUAALKA} Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda Casriga ah ay Kuyeelatay Calamka

0
385

Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda Casriga ah ay Kuyeelatay Calamka

Waan idin salaamayaa marka koowaad. Walaal waa barmaamijyo taxano ah oo aan kaga hadlyno “Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyada”. Waa kan mawduucu.

“Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan waxbarayay xidhiidhnaa aan la lahaa caruur iyo waalid badan oo Soomaaliyeed.

Mudo laga joogo toboneeyo sano ayaan qoray maqaalo ku saabsan aalada internedka iyo saamaynta ay ku yeelan karto barbaarinta ubadaka. Waqtigaa dheer ee ka soo wareegay waqtigii aan qoaray maqaaladaas isbadal wayn ayaa ku dhacay tiknoolojiyada, saamaaynta ay yeelatay khaasatan ay ku yeelatay tarbiyada ubadku waa mid u muuqata qof kasta oo mawduucan u dhuun daloola. Sidaa darteed ayaa waxa aan mar kale idinla wadaagi doonaa barmaamijyo gaagaaban oo ku saabsan mawduuca tarbiyada ubadka iyo saamaynta tiknoolajiyada ee tarbiyada ubadka.Waxaan rajayn in laga faa’idaysto.”