{DAAWO MUQAALKA} Taliska AMISOM Oo Kahadlay Howlgalka Iyo Degaano Ay Fariisimaha Kasameysan Rabaan

0
324

taliyaha qeybta afaraad Col.cabdi Raxmaan cabddoow ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay kawadaan deganada gobolka hiiraan

Col.ka ayaa Kahadlay Tirada ay al shabab kadileen iyo sababta ay howlgalka uqaadeen iyo waliba halka ay dagayan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA OO DHAMEYSTIRAN