{DAAWO SAWIRADA} Athletic Bilba oo sharafta ka qaaday Barcelona si xuna u garaacday

0
400

Kooxda Kubada Cagta Athletic Bilbao ayaa Taariikh lama hilmaamaan ah ku dhigtay Naadiga awooda isbiday ee Barcelona oo ay ladheeleen lugta koowaad Super Cupka dalka Sapain iyaga oo ku garaacay 4-0 taas oo ah mid lama filaan ah.

Naadigaan oo ku dheelayey Garoonka Xamaasada badan ee San Mames Barria ayaa sikastaba uga awood badnayd Kooxda qaaday Horyaalka dalka Spain iyo koobka Horyaalada yurub ee Barcelona.

Inata badan Xidigaha Barcelona ayaa dheelayey kulankaan Ceebtu karaacday sida Messi Suarez Pedro iyo xitaa Andres Iniesta oo badal kusoo galay.

Lug labaad ayaa lagu dheeli doonaa Garoonka Barcelona sidoo kalana labadaan kooxood waxay wada dheeli doonaan Kulanka koowaad ee Horyaalka dalka Spain.

12345678