{DAAWO SAWIRADA} Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Shaaciyay Halka Lagu Qabandoono Shirka Maamul Usameynta Hiran Iyo Sh/dhaxe

0
338
DCIM239MEDIA

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C.fitaax xasan Afrax oo dib ugu soo laabtay Magaalada B/weyne kadib Howla shaqo oo ugu maqnaa Dalka Dibadiisa ayaa ka hadlay dhismaha maamulka Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ay qorshihiisa wado Dowlada Soomaaliya.

C.fitaax xasan afrax  ayaa shaaciyay Halka uu ka dhacayo Shirka Maamul Usameynta Gobolada Hiiraan Iyo Sh/Dhexe waxana uu shegay Gudoomiayaha in shirkaasi uu ka dhaci Dona Magaalada Baladweyne.

Kasokaw Shaacinta Gudoomiyaha Gobolka waxa safarka ku wehlinayay Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Masar iyo Mid kamid ah Hay’adaha Samafalka ee Dalka Masar.

Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Masar cali cumar afrax oo kamid ahaa xumnihii Socdaalka ku wehliyay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay.

Sidoo kale waxa madashaasi ka hadlay Dr maxamud qandi oo ah madaxa Hay’ada samafalka ee Masar, oo ku dheeraaday ka hadalka kheyraadka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Hay’ada samafalka ee masar ay ka go’antahay horumarinta gobolka Hiiraan gaar ahaan dhinacyada beeraha iyo xoolaha,

so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (1) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (2) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (3) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (4) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (5) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (6) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (7) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (9) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (10) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (11) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (12) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (13) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (14) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (15) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (16)

DCIM239MEDIA

DCIM239MEDIA

DCIM239MEDIA

DCIM239MEDIA

DCIM239MEDIA

DCIM239MEDIA

so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (23) so dhaweynta gudomiyaha gobolka hiiraan  (24)