{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Ayaa Xariga Ka Jaray Xarun Miino Baarista Oo Muqdisho Laga Furay

0
295
Ciidanka Booliska Somalia, qaybta Miino Baarista qaabilsan ayaa shalay waxaa loo furay xarun cusub oo ay ku shaqeeyaan, iyadoo xaruntaan uu xariga ka jaray Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed.
Wasiirka amniga soomaaliya ayaa Bogadiyay Ciidamada ka shaqeyn doono howlaha miino barista  waxana  uu kula dardaarmay in ay si wanagsan shaqadooda ugutaan
Waa markii ugu horeysay  oo magalada muqdisho laga furo  xarun ay ku shaqeyaan ciidamada miina barista soomaaliya