{DAAWO SAWIRADA} Xarun lagu tababaro dadka Xajka aadayo oo Muqdisho laga furay

0
544
Magaalada Muqdisho, waxaa laga furay Xarun Dadka Aadaya Xajka lagu tababaro, waxaana dadka la barayaa sida loo xajiyo iyo dariiqa loo maro intaba.

Xaruntan oo lagu magacaabo Safaa ayaa laga hirgaliyay dhisme ku yaala degmada Hodan waxana laga dhex dhisay goobo loo ekaysiiyay Kacbada iyo maqaamu ibraahiim, waxaana dadka loo tusayaa si ficil ah sidii ay si wanaagsan ugu gudan lahaayeen acmaashooda Xajka.