Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Mooshinka Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
338

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado oo Si KMG ah Maamulkaasi ugu Shaqeeyo ayaa Waxa uu ka hadlay Mooshinka Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxwene Guuleed Ayaa Tilmaamay in Aan Xiligaan loo Baahneen in Mooshin Lagu Mashquulo isagoo Sheegay in Waqti Yar uu u Haray Dowlada Federaalka intaa yarna ee u Hartay loo Dulqaato.

“Ma Wanaagsana in Mooshin Xiligaan laga Gudbiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Aniga Waxaan u Arkaa arintaas in ay tahay mid dibu dhac ku keenaysa horumarka Dalka Sidaasi Darteed Xildhibaanada ha joojiyaan Mooshinka Laga Gudbiyay Madaxweynaha ” Sidaasi Waxaa yiri Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin.