Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha oo loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka (AKHRISO)

0
336
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa waxa ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, mooshinkaasi oo loo gudbiyay Guddoonka sare ee Baarlamaanka dalka.

Documentiga Mooshinka lagu gudbiyay ayaa ka kooban sagaal Bog, waxaana diyaariyay XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia.
Mooshinka Xildhibaanada ay gudbiyeen ayaa waxa ay u cuskadeen eedeymo ka dhan ah Madaxweynaha Somalia oo ku aadan Qaranimada dalka Somalia.