War Dag Dag Ah: Qarax Qasaaro Geystay Oo Goordhaw Ka dhacay Halgan

0
415

4 Qof ayaa ku dhawacantay kadib qarax Goordhaw  ka dhacay  goob maqaaxid ah oo kutal deganka halka ee dagmada buulo burte ee gobolka hiiraan halkas oo ay ku sugnayeen ciidamo katirsan dolada soomaliya ee dhawan la wregay gacan ku haaynta degankaas

Goobjooge Ku sugan Degaanka Halgan ayaa Radio Hiranwyn Ushegay in u qaraxa ka dhacay goob shaha laga cabo oo ay fardhiyeen askar katirsan ciidamda iyo dad shacabka

sidoo kale qofka aan lahadanay ayaa shegay in ila iyo iminka usan shegi karin waxa goobta Ku qarxay  in ay bam ahaayeen iyo in ay aheyd miino mesha lagu sii asay .waxa uu intaa ku daray ila iyo iminka  majirto cid ku geeriyootay  dadka dhawacmay ee 4 ta qofna  wax ay iskugu jiraan askar katirsan ciidamada iyo dad shacab ah

 

 

Faah faahin La soco  Wararkeena Danbe Insha allah