{DAAWO SAWIRADA} Booliska Somaliya oo si habsami leh u qaadanaya mushaaraadkooda

0
287
booliska Somaliya ayaa si habsami leh u qaadanaya Mushaaraadkaada ay xaqa u leeyihiin, iyadoo Mushaar qaybinta ciidanka ay ka socoto Saldhigyada ciidamada. –
Talabadan ayaa Lagu Tilmaamay  mid dhiiri gilineyso  ciidamada Booliska Soomaaliya  .
Goobta lagu bixinayay musharadka ciidamada booliska soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Taliye Kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Muqtaar  Xuseen Afrax