{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Indonesia oo xukuno ku fulisay Rag iyo Dumar oo ku dhaqaaqay ficil fool xun

0
531

Qaar kamid ah Telefeshinada Caalamka ayaa baahiyay Muuqaal iyo Sawiro laga soo qaaday Ciidamada Indonesia oo xukun sharci ah ku fulinaayo Rag iyo Dumar la sheegay inay sameeyen talaabo lid ku ah Shareecada Islaamka taasi oo ah mid la xiriirta Macsi.

Ciidamada ayaa la arkaayay iyaga oo Raga iyo Dumarkaasi la dhacaaya Karbaash, sida ka muuqata Sawirada hoos yaala.

Xukmintaani ayaa waxa ay ka dhacday goob fagaaro ah waxaana kasoo qeybgalay Saraakiil, Masuuliyiin iyo Boqolaal shacab ah oo gabi ahaanba daawanaayay qaabka uu xukunka u fulaayo.

ciidamada Boliiska Indonesia waxaa ku jira haween xijaaban islamarkaana dhar kan boliiska loo ekeysiiyay xiran kuwaasi oo fulinaayay Karbaashka.