{DAAWO SAWIRADA} Sida Uu Dhacay Bandhig Faneedkii Lagu Qabtay B/weyne

1
590

Boqolaal shacab ah oo ka kala yimid xaafadaha Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka soo qeyb Galay Bandhig Faned Kooxda fanaaninta Xidigaha Muqdisho ay caawo ku qabten Magaalada B/weyne.

Ciidamada Amaanka ayaa siweyn u adkeyay halka uu ka dhacayay Bandhig faned waxana ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Hiiraan ka degmada B/weyne iyo Boqolaal dhalin yaraha oo usoo daawasha tagay bandhig fanedka si ay kaga qeyb galaan.

Fanaaniinta Bandhig fanedka qabtay ayaa kala ahaa Maxamed Jaamac {M.Xabiib} Cabdi Wali Cumar {Samiir} Hodan Cali maxamed Hodan {Badbaado} iyo Hani Kenya} kuwaa oo dhawaan soo gaaray Magaalada B/weyne si ay uqabtaan Bandhig Faned.

Bandhiga B.weyne (7) Bandhiga B.weyne (1) Bandhiga B.weyne (6) Bandhiga B.weyne (4) Bandhiga B.weyne (3) Bandhiga B.weyne (2) Bandhiga B.weyne (8) Bandhiga B.weyne (13) Bandhiga B.weyne (14) Bandhiga B.weyne (9) Bandhiga B.weyne (10) Bandhiga B.weyne (15) Bandhiga B.weyne (11) Bandhiga B.weyne (12) Bandhiga B.weyne (21) Bandhiga B.weyne (22) Bandhiga B.weyne (23) Bandhiga B.weyne (24) Bandhiga B.weyne (26) Bandhiga B.weyne (28) Bandhiga B.weyne (36) Bandhiga B.weyne (33) Bandhiga B.weyne (31) Bandhiga B.weyne (30) Bandhiga B.weyne (29) Bandhiga B.weyne (20) Bandhiga B.weyne (37) Bandhiga B.weyne (16) Bandhiga B.weyne (25) Bandhiga B.weyne (32) Bandhiga B.weyne (17) Bandhiga B.weyne (18) Bandhiga B.weyne (34)  Bandhiga B.weyne (35)

 

{SAWIR} Qaade C.Wali Xusen Tawakal

 

Comments are closed.