Xarakada Al shabab Oo Lo Ogaday In Aysan Luk Kulaheyn Ka Ganacsiga Fool Madooriga

0
345

introduction”>Hay’ad cilmi baariseed oo ku taalla Britain ayaa sheegeysa in xiriirka ka dhaxeeya kooxda Al Shabab iyo ka ganacsiga sharci darrada ee fool maroodiga Bariga Africa uu yahay mid laga badbadiyey.

Waxa ay ku doodaysa hay’adda in indhaha laga leexinayey kuwa sida dhabta ah ugu lug leh gancsiga foolka maroodiga.

Warbixintan oo ay soo saartay hay’adda the Royal United Services Institute ayaa lagu sheegay in shabakadaha dhagar qabayaasha e sida aadka u sarraysa u habaysan, ee aan ahayn kooxaha mintidiinta, ay mas’uul ka yihiin inta badan ganacsiga sharci darrada ah ee fool maroodiga.

foolka maroodiga waxaa la geeyaa suuqyada Aasiya

Tobanaan kun oo maroodi ayaa weli la gowracaa sanad walba, iyadoo ganacsatada bariga Aasiya ay u muuqdaan kuwo wali u ooman foolka maroodiga.

fool madoori