Ahlu Sunna oo baaq u diray Hay’adaha Gargaarka bixiya kadib markii ay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

0
334

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna Sheikh Maxamed Shaakir ayaa cod dheer baaq ugu diray Hay’adaha ka shaqeeya arimaha gargaara wuxuuna ka codsaday in ay ala shaqeeyaan maamulkiisa.

Sheikh Maxamed Shaakir ynaha Maamulka Ahlu Sunna waxaa uu sheegay in ay si furan ay u soo dhaweynayaan hay’adaha gargaarka kuwooda maxaliga ah iyo kuwa caalamigaba.

waa baaqii ugu horeeyey ee ka imaada Ahlusnna kuna wajahan hay’adahaa gargaarka wixii ka dambeeyey markii ahlu suna ay ku dhawaaqeen in ay Gobolada dhexe ka dhiseen maamul ka madax banaan kan Galmudug waxaase la dhowrayaa sida ay uga soo fal celiyaan Hay’adaha