Aqriso Xildhibaanada kasoo horjeeda Madaxweynaha oo mowqifkooda ku cadeeyay Warbixin ay soo saaren

0
319

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia garabka Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Xassan ayaa si wada jir ah usoo saaray War-saxaafadeed ay uga soo hor-jeedaan go’aankii uu mooshinkooda kasoo gaaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa War-saxaafadeedka ku cadeeyay inay ku adkeysanayaan Mowqifkooda waxa uuna u qornaa War-saxaafadeedkooda sida tan:-