{DAAWO SAWIRADA} Boqor sugaha Norway oo booqday iskuul caruur soomaaliyeed ku badan tahay, Oslo:

0
436

Kronprins Haakon ayaa maanta booqday iskuul ku yaal xaafadda Gamlebyen kaas oo ay ku badan yihiin caruur soomaaliyeed oo arday. Waxaa uu gacan qaaday qaar ka mid ah ardaydaasi.

 

 

 

 

hokonsomali2 hokonsomali3 hokonsomali4 hokonsomali5 hokonsoomaali